Sir Alex Ferguson oo talo siiyay Man United si ay horyaalka u qaado xagaagan

alex-ferguson4

Sir Alex Ferguson ayaa sheegay Man United iney heysato fursad ay ugu guuleysan karto xagaagan horyaalka hadii ay kaalinta labaad soo galaan sanadka cusub ee dhalanaya.

United ayaa ku bilaawatay xagaagan si xoogan laakiin waxaa ay guuldaro 3-0 ay ka soo gaartay kooxda Arsenal taas oo booska seddexaad ka tuurtay.

Laakiin Van Gaal ayaa kula talinaya Van Gaal si uu horyaalka u qaado inuusan ka dheeraan kaalinta labaad sanadka cusub si ay ugu guuleystaan horyaalka.

“horyaalka cid kasta waa ay ku guuleysan kartaa hada xitaa Leicester kaliya halmar ayaa laga badiyay,hadii aynu United nahay waa inaan ku dhawanaa sanadka cusub fooqa sare,waxaa heli doonaa fursad wanaagsan ayuu u sheegay Alex Ferguson ESPN.

United markii ugu dambeysay oo ay horyaalka qaado waxaa uu ahaa xagaagii 2012-13.

Leave a comment