DAAWO SAWIRADA Ido lagu soo fasaxay waddooyinka magaalada Madrid, Spain

ido2

Kaamiradaha Caalamka ayaa qabtay kumanaan Ido dhex qul qulaayay bartamaha Caasimadda Madrid.

Idahaani dhex qulqulaayay Caasimadda dalka Spain ayaa waxaa lagu soo waramayaa in dhaqanka dalkaasi uu yahay in sanadkiiba mar sidaa oo kale banaanka loo soo saaro.

Tirada Idahaasi ayaa waxaa lagu sheegay Shan kun waxaana usoo daawasho tagay oo hareeraha wadooyinka buux dhaafiyay dad aad u farabadnaa. Isticmaalka Idahaasi wadooyinka Magaalada ayaa waxa ay sababtay in Gaadiidka laga mamnuuco wadooyinka.






Leave a comment