Magaalada Muqdisho Oo Saakay Xaalad Adag ku Dhax Jirta +Sawiro

IMG_20151029_071914

Magaalada Muqdisho saakay waxaa ka da’ay roob saameyn xoogan ku yeeshay isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha iyadoo dadka ay ku sigteen in uu daad qaado.

Wadadda isku xirta KM4 illaa iyo isgoyska Soobe ayaa waxa ay eheyd halka ugu daadadka badan magaalada Muqdisho uu roobka saameeyay waxaana halis gashay isku socodka dadka maadaama biyo badan ay marayeen.

Halkaan hoose ka daawo marxalada saakay ka jirtay Muqdisho.

IMG_20151029_071914IMG_20151029_071919IMG_20151029_071925IMG_20151029_071932IMG_20151029_071933IMG_20151029_071935IMG_20151029_071936IMG_20151029_071938IMG_20151029_071941IMG_20151029_071942IMG_20151029_071945IMG_20151029_071957IMG_20151029_072124

Leave a comment