Erdugaan oo Baarlamaankiisa ka codsaday 1 arin oo amakak ku noqotay markii uu sheegay

Erdugan

Dhinaca kale waxaa Arbacadii shalay dagaal xoog badan uu ka dhacay deegaanka Daglica ee koonfur-bari dalkaasi Turkiga, dagaalkaasi oo u dhaxeeyey Ciidamada Turkiga iyo Kooxda PKK ayey ku dhinteen ugu yaraan 18 qof u badan dagaalyahanada PKK.

Erdogan oo khudbadiisii ugu horeysay soo jeediyey tan iyo doorashadii Axadii lasoo dhaafay ayaa wacad kumaray markale inuu sii wadi doono dagaalka uu ku burburinayo kooxda PK

Erdogan oo khudbadiisii ugu horeysay soo jeediyey tan iyo doorashadii Axadii lasoo dhaafay ayaa wacad kumaray markale inuu sii wadi doono dagaalka uu ku burburinayo kooxda PKK.

Leave a comment