XARAGO: Iska Ilaw Goodhkii Waynee Ee Uu Arsene Wenger Caanka Ku Ahaa, Tababare Wenger Oo Lagu Arkay Qaab Aanad Waligaa Ku Arkin!!

Wenger-620x287

Tababaraha kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa inta badan caan ku ah in uu xidho koodhka wayn kaas oo uu muddo dheer soo isticmaaliyay, laakiin tababare Arsene Wenger ayaa la soo baxay xargo cusub isla markaana iskaga soo tagay astaantii uu caanka ku ahaa.Wenger22

Wenger ayaa is ilawsiiyay xasuuqii kooxdiisa Gunners ka soo gaadhay kulankii Champions Leaque-ga ee Bayern Munich wuxuuna ku soo laabtay noloshiisa caadiga ah. Wenger ayaa waraysi siinayay majlada ree France ee  L’Equipe’s Sport and Style, wuxuuna tababaraha ree France la soo baxay qaab aan hore looga baran.Wenger43

Inkasta oo ay kooxdiisa Arsenal dhibaato kaga jirto horyaalka kooxaha Yurub ee Champions Leaque ayay haddana Gunners qaab ciyaareed fiican ugu raaxaysanaysaa horyaalka Ingiriiska.Halkan ka daawo sawirada adiga ayaa xaraga Wenger yaabiye.Wenger3

Wenger1

Wenger4

weng

Leave a comment