DAAWO SAWIRADDA:- Muwaadin Falastiini ah oo Kharijiyay 4 u dhalatay dalka Israel

me1

Warbaahinta dalka Falastiin ayaa baahisay in Muwaadin kooda ah uu dilay afar qof oo Israeli ah, xilli ay dhex socdeen laami ku yaala Daanta Galbeed.

Ruuxaasi dilka geystay ayaa la sheegay in waqti badan uu u gaarsanaayay Afartaasi ruux waxaana la tilmaamayaa in markii danbe uu dilay.

Ninkaasi ayaa la sheegay inuu aad uga careysnaa Nabada ay Israeliyaanka ku dhex heystaan deegaanada Falastiin iyo sida loo gumaadaayo shacabkooda oo wadooyinka la waray meydadkooda.

Ciidamo Israel ah oo goobta ka ag dhawaa ayaa durbadiiba toogasho ku dilay ninkaasi, kaasoo meydkiisa kol dambe halkasi looga qaaday gaari ambulance ah

Tan iyo 1-dii bishii hore ee October, ayaa waxaa labada dhinac ka dhex jiray xiisad adag, oo sababtay dhimashada in ka badan 60 Falastiini iyo in ka badan 11 Israeli ah.

DAAWO SAWIRADA

DAAWO SAWIRADDA:- Muwaadin Falastiini ah oo Kharijiyay 4 u dhalatay dalka Israel

me1 me2 me3 me4

Israeli security check a car after a Palestinian driver was shot dead for ramming his car into people near the Jewish settlement of Tapuach, near the West Bank city of Nablus November 8, 2015. REUTERS/Abed Omar Qusini

me6 me7 me8 me9 me10

Leave a comment