DAAWO SAWIRADA Yaa yiri Vladimir Putin ma garanaayo wadista gaadiidka raaxada ah ???

Vladimir-Putin

Madaxweynaha Dalka Ruushka Vladimir Putin, ayaa gacantiisa ku waday kuna tijaabiyay gaari casri ah oo ay soo saartay shirkad laga leeyahay dalkaasi oo lagu magacaabo Avto Vas.

Madaxweyne Vladimir Putin, ayaa Magaalada Sochi waxa uu ka waday gaarigan cusub, isagoona tijaabinayay xawaaraha uu gaarigan kusocon karo iyo sidoo kale qalabyada casriga ah ee ku xiran gaarigan oo nuuciisu yahay Lada Vesta.

Gaarigan casriga ah ayuu ku tagay Madaxweynaha Ruushka xarunta ay leedahay shirkada farsameesay ee Avto Vas, waxaana ruushka ay doonayaan in gawaaridan cusub suuq looga helo caalamka intiisa kale.

 

Leave a comment