DAAWO SAWIRADA: Dibi diin darteed si xun loogu silciyay dalka Nepal

dib1

Magaalada Bhaktapur ee dalkaasi Nepal ayaa waxaa isugu soo baxay dad kor u dhaafaya 1,500 kuwaasi oo usoo daawasho tagay gowraca hal dibi oo loogu dabaaldagaayay diinta (Dashain).

Dibiga ayaa inta aan la gowricin loo geystay silac kadib markii shacabkaasi dhaqan iyo caado looga dhigay in gowraca neefka ka hor la daaliyo.

Dibiga ayaa la sheegay in loo qowracayo mid ka mid ah ilaahyada dalkaasi laga caabudo.

dib1 dib2 dib4 dib5 dib7 dib8

Leave a comment