DAAWO SAWIRADA: Shacabka Diinsoor oo goos danbeydka ka qoslaayo iyo Talaabo aysan fileynin oo la qaaday

diins1

Abaanduule-xigeenka ciidamada AMISOM Gen. Nakibus Lakara ayaa gacantiisa ku qeybiyay raashiin ay AMISOM ugu deeqeen shacabka degmada Diinsoor ee gobolka Bay, halkaas oo qoysas dhowr ah raashiin lagu gaarsiiyay.

Deeqda raashiinka ah ayaa isugu jirtay bariis, saliin iyo bustooyin dhaxanta laga galo, waxaa raashiinkan ku deeqay daladda AMISOM.

DAAWO SAWIRADA

diins1 diins2 diins3 diins4 diins5

Leave a comment