Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Muhiimka Ah Ee Stoke City Vs Chelsea, Fabregas Oo Kursiga Kaydka La Dhigay, Hazard Iyo Matic Oo Shaxda Blues Ku Bilawday

sGT

Kooxda Chelsea oo uu tababaraheeda Jose Mourinho garoonka ka ganaaxan yahay ayaa kooxda Stoke City marti ugu ah garoonkeeda Britannia Stadium, waana kulan muhiimad gaar ah u leh kooxda martida ah ee Blues oo dhawaan isla garoonkan lagaga reebay tartanka Capital One Cupka.

Mourinho ayaa shalay shirkiisii jaraa’id ku sheegay in uu isagu soo doortay shaxda kooxdiisa isla markaana uu badalkana soo xushay. Eden Hazard ayaa shaxda Blues ku bilawday in kasta oo kursiga kaydka la dhigay Fabregas. Sidoo kale Matic ayaa shaxda blues ku bilawday iyada oo kursiga kaydka la dhigay Mikel.

Stoke City:Butland; Johnson, Shawcross, Wollscheid, Pieters; Whelan, Adam; Shaqiri, Bojan, Arnautovic; Walters

Kaydka:Haugaard, Wilson, Ireland, Afellay, Cameron, Diouf, Crouch

Chelsea:Begovic; Azpilicueta, Zouma, Terry (c), Baba; Ramires, Matic; Willian, Hazard, Pedro; Diego Costa.

Kaydka:Amelia, Cahill, Mikel, Fabregas, Oscar, Kenedy, Remy

Leave a comment