qaarulxiraa markaad fuushid waxaad soo xasuusan nabigeennii (scw )iyo rafaadkii uu diinteena usoo maray
Daawo godkii nabigeenna (scw )iyo abuu bakar ay kaga dhuunteen gaaladii qureesheed markii ay damceen in ay dilaan nabigeenna (scw )halkaasna ay hijradii kabilaabatay