Daawo Xuseen Shire (Ciyaar-Jecel) Oo Somalida Ugu Baaqay Dagaal Ka Dhan Ah Kenya

TOP-NEWS

Iyadoo dhowaan uu magaalada Muqdisho uu Abwaan Sangub uga dhowaaqay in bulshada Soomaaliyeed ay dagaal jihaad ah ku qaadaan Ciidanka dalka kenya, ayaa waxay Arintaasi Abuurtay Kacdoon iyadoo dad badan ay Taageereen go’aanka Abwaan Sangub.

Xuseen Shire Jaamac (Ciyaar-Jecel) ayaa dhankiisa sheegay in dalkii Soomaaliya uu gacanta ka baxay, Wuxuuna soo jeediyey in qofkii Jiifay uu soo Tooso, Wuxuuna sheegay in Soomaaliya ay u gacan gashay Ethopia iyo Kenya, Wuxuuna sheegay hadii aan laga dhiidhin in la iswaydiin doono Soomaaliya.

Leave a comment