“SAWIRO| Amiin Arts oo Arin Qosol badan Soo bandhigay + Halista Xiligaan Jirta..

Sawir gacmeedkaani ayaa lagu cabiray dhibaatada baaxada weyn ee kala heysata Dhalinyarada, waayeelada iyo Fecebook.

Xikmada sawirka ayaa ah in Facebooga uu dishooday qalbiga iyo wakhtiga dhalinyarada iyo dadka da’da ah ee wakhtiyadaani danbe kusoo biiray isticmaalkiisa

123w

 

 

Leave a comment